Dowlada Kenya oo xiriir Diblumaasiyadeed la yeelaneysa maamulka Somaliland

Dowlada Kenya ayaa la sheegay in ay qorsheeneyso in ay sii xoojiso xiriirka hada kala dhaxeeya maamulka isku magacaabay Somaliland ee doonaya in uu ka madax banaanaado Soomaaliya. Wargeyska Daily Nation ee kasoo baxa dalka Kenya ayaa qoray in dowlada Kenya wado qorshe ay xafiis uga furaneyso caasimada Somaliland ee Hargeysa, si ay u xoojiso … Continue reading Dowlada Kenya oo xiriir Diblumaasiyadeed la yeelaneysa maamulka Somaliland